MUUQAAL: Cabdiwali Gaas iyo Safiirka Shiinaha Maxaa dhexmaray ?

MUUQAAL: Cabdiwali Gaas iyo Safiirka Shiinaha Maxaa dhexmaray ?

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka Shiinaha ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa maanta 18 Nov 2017 si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay Garoowe .


Gaass sheegay in ay danjiraha ka wada hadleen arrimo ay kamid ahaayeen horumarinta mashaariicda dalka China ay kawadaan deegaanada Puntland, samaynta xidhiidh dhaw ay yeeshaan Puntland iyo dalka China iyo guud ahaan Soomaaliya, horumarka ay Puntland ka samaysay kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.

Danjiraha dalka China ee Soomaaliya Mr. Qin Jian ayaa dhankiisa sheegay in wada hadalkii isaga iyo Madaxweynaha Puntland uu kusoo dhammaaday guul, waxaana uu hoosta ka xariiqay in Puntlaand ay ka jiraan nabad iyo horumar, isla markaana waxa uu safiirku shacabka dalka China ku dhiirigeliyey inay maalgashtaan Puntland, yimaadaan oo wada shaqayn dhow layeeshaan shacabka Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada