MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Shirkii DF-Soomaliya iyo Maamulada

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Shirkii DF-Soomaliya iyo Maamulada

daajis.com:- Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa ka jeediyey Shirkii Muqdisho ugu soo dhamaaday maamulada iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya.

HALKNA KA DAAWO VIDEO

“Waxaan isugu nimid inaan tashanno, inaan masuuliyadda iyo xilka na saaran gudanno, annaga oo eegeyna danaha dalka, dadka iyo diinta.

Marxaladda aan haatan ku sugannahay inooma samaxayso kala qaybsanaan, kalsooni darro iyo kala shaki. Dalkani maanta wuxuu nooga baahaynyahay badbaado, dadkeenuna waxay naga dhawrayaan inaan ku hoggaamino waddo sax ah.

Sidaas darteed, waxaa ku heshiinnay inaan isu tanaasulno, is aaminno oo aan ka wada shaqeeyno sidii loo cirib tiri lahaa kuwa shacaba Soomaaliyeed xasuuqaya, oo ay ugu 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada