MUUQAAL: Mucjiso ka dhacday Tuulo Degmada Saylac u dhow, Dabaylo iyo Ciid Dusha ka maray, Dadkii oo yaaban

MUUQAAL: Mucjiso ka dhacday Tuulo Degmada Saylac u dhow, Dabaylo iyo Ciid Dusha ka maray, Dadkii oo yaaban

daajis.com:- Magaalada Ceel-gaal waxay Hoos timaadaa Degmada Saylaca, Waxaana Sanadii 1932 uu Halkaasi uu Gumaystihii Ingiriisku ka Qoday Ceelka loogu magac daray ee ( Ceel-gaal) Islamarkaana hada loo badalay magaciisa (Ceel-islaam).


Dhacdo Mucjiso leh ayaa ka dhacday Tuuladan, Waxaana Ku Habsaday Dabaylo Wata Ciid Xoogan, Taasi oo Aastay Guryihii Halkaasi ka dhisnaa, waxaana Gurmad loo Fidinayaa dadka ku dhaqan deegaankaasi, Sidii looga badbaadin Lahaa Ciida, Taasi oo keenaysa Inay Guryaha Dhagaxa ah soo dumaan, Maraykay Dusha ka marto Ciidu.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada