Muuqaal: Shirka Baarlamaanka Carabta oo maanta ka furmay dalka Suudaan iyo Wafdiga Soomaaliya uga Qayb galay

Muuqaal: Shirka Baarlamaanka Carabta oo maanta ka furmay dalka Suudaan iyo Wafdiga Soomaaliya uga Qayb galay

daajis.com:- Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysiyiin baarlamaannada dalalka Carabta  ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta dalka  Sudan.

Shirkan oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dalka Sudan waxaa furitaankiisa ka qeyb galay guddoomiyaha baaarlamaanka Carabta, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan iyo dhamaan gudoonka iyo xildhibaannada xubnaha ka ah Baarlamaanka Carabta oo ay ku jiraan afarta xubnood ee golaha shacabka ee JFS u matalaya Baarlamaanka Carabta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada