Warbixin Xiiso Leh: Gabadh Boorame ka samaysay Arin aan horey uga dhicin oo Dad badan soo Jiidatay (MUUQAAL)

Warbixin Xiiso Leh: Gabadh Boorame ka samaysay Arin aan horey uga dhicin oo Dad badan soo Jiidatay (MUUQAAL)

daajis.com:- Gabadh dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Boorame ayaa Noqotay Qofkii ugu horeeyay ee magaalada ka Furata Xarun Maydho Baabuurta, Taasi oo Bulshada soo jiidatay


Farxiya Yaasiin Buuni (Farxiya Laki ) ayaa sheegtay inay samaysatay Ganacsi ay Xor u leedahay, Islamarkaana ay hada ka shaqeeyaan Sadex Gabdhood iyo Laba Wiil, Waxay sheegtay inay Ku bilowday Saddex Kun oo Doollar.

Farxiya ayaa sheegtay inay sidoo kale Xarunta Markii ay Hablo ka shaqaynayaan ay ka duwan tahay goobaha kale, kana soo Jiidasho badan tahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada