DAAWO LA YAAB: Shacabka Hargeysa iyo Baabuurta waxa kala haysta

DAAWO LA YAAB: Shacabka Hargeysa iyo Baabuurta waxa kala haysta

daajis.com:- Magaalada Hargeisa oo kamid ah Magaalooyinka ugu mashquulka badan Soomaaliya, ayaa waxaa Dhibaato xoogan ay kala Haystaa Shacabka iyo Gaadiidka.


Warbixin Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaysa oo Arinaasi looga hadlay, ayaa Muujinaysa Dhibaatada Baaxada wayn ee Gaadiidleydu ay ku qabaan Shacabka oo iyagu aan Gawaadiidka wax Baqdin ah ka qabin, Kuwaasi oo u arka inay Gacanta isaga qaban karaan.

Dhinaca kale shacabka ayaa Dhankooda ku doodaya inay dhibaatadu tahay Gaadiidleyda oo aan Fursad shacabka Siinayn, Taasina ay keenayso inay Wadooyinka isku qabsadaan, Maadaama aysan Jirin meel gaar ah oo Dadku ay maraan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada