DAAWO YAAB: Suuq Cusub oo Diinka uga Furmay Muqdisho iyo Lacag badan oo Lagu Baadigoobayo | Waa Noocee ?

DAAWO YAAB: Suuq Cusub oo Diinka uga Furmay Muqdisho iyo Lacag badan oo Lagu Baadigoobayo | Waa Noocee ?

daajis.com:- Magaalada Muqdisho  Waxaa aad looga hadal hayaa suuq cusub oo lagu kala iibsanayo Diinka /Diin-diinka oo la sheegay inay jiraan dad dhoofinaya oo Saylad u helay.


Nooca la rabo waxa shuruudihiisa ka mid ah in marka Moobil qoslaaye ah la dulsaaro uu moobilku damo, Iyadoona ay Jiraan dad badan oo Howshaasi ku guul daraystay.

Waxaa la sheegay inay Howshan dabada ka riixayaan Shirkado Shiyeeye, Iyadoona la filayo in Diinka uu Mobilka Dushiisa ku damayo ay ku jirto ama uu Liqay  Johorada Maska.

Nin ayaan arkay ii sheegay inuu toban xabo ka keenay gobolada dhexe wuxuu rajaynayaa inu midkiiba laga siisto 30’000 ilaa 45’000 oo dollar waana ballanqaadka dadkii u diray ay u sameeyeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada