Maxkamadda Racfaanka oo C/raxmaan C/shakuur u qabatay 7 maalin inuu ku imaado Maxkamadda iyo laamaha amaanka oo la faray inay..

Maxkamadda Racfaanka oo C/raxmaan C/shakuur u qabatay 7 maalin inuu ku imaado Maxkamadda iyo laamaha amaanka oo la faray inay..

daajis.com:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur u qabatay inuu muddo 7 Maalin ah ku imaado Maxkamadda horteeda si loo dhageysto dacwadda loo heysto.

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo kala diray
  • Cabdiraxmaan Cabdishakuur
  • Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir
  • Taliyaha Saldhigga Boliiska Degmada Wadajir

Sidoo kale waxaa waraaqdaan la ogeysiiyey oo wax ka og Hoggaanka Baarista Dembiyada Boliiska (CID).

Maxkamadda ayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku amartay inuu maxkamadda hor yimaado 03/01/2018.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada