MUUQAAL: C.wali Gaas oo ka hadlay Waxa uga soo Qabsoomay Itoobiya

MUUQAAL: C.wali Gaas oo ka hadlay Waxa uga soo Qabsoomay Itoobiya

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas oo ka warbixiyey safarkiisa Itoobiya ayaa sheegay in safarkii uu ku tagey wadankaasi uu ku saabsanaa iskaashiga dhanka amniga, gaancsiga hormarintiisa, in la iska kaashado shidooyinka dalka ka jira oo cadowga meel looga soo wada jeesto iyo in la fududeeyo isu socodka Itoobiya iyo Puntland.


“Safarkaasi waxa uu guul u ahaa Itoobiya iyo Puntland , waxa uuna muujinayey baahida labada dhinac oo ah ganacsiga iyo amniga “ ayuu yiri madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas.

Madaxweynaha Puntland ayaa dalka dib ugu soo laabtay xili dhaq-dhaaqa ganacsiga dekadda Bosaso uu ku jiro hakad , doonyaha sideyna alaabaha ganacsiga ay ku sugan yihiin bannaanka dekadda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada