MUUQAAL: Shirka Madaxda Afrika iyo Yurub oo si kulul looga hadlay Halis ka Taagan Liibiya iyo Kala iibsiga dadka

MUUQAAL: Shirka Madaxda Afrika iyo Yurub oo si kulul looga hadlay Halis ka Taagan Liibiya iyo Kala iibsiga dadka

daajis.com:-  Shirka uga socday madaxda Afrika iyo yurub  dalka Ivory Cost ayaa waxaa si kulul Looga hadlay Dhibaatada Ba’an ee ka taagan dalka Liibiya iyo Kala Iibsiga lagu samaynayo Dadka Tahriibayaasha ah ee dalkaasi doonaya inay uga sii gudbaan Qaarada Yurub.


Dhowaan ayaa Warbaahinta Caalamku waxay markii ugu horaysay diirada saareen Dhibaatada Ba’an ee dadka Muhaajiriintu kala Kulmayaan Gudaha dalka Liibiya, iyadoona Muuqaalo lasoo bandhigay ay ka Muuqdeen dad lagu Iibsanayo Lacago aad u Hooseeya iyo kuwo Si xun loo garaacayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada