Daawo: Faysal waraabe oo xil cusub Isu Doortay, kuna Hanjabay inaanu Shirka beesha Garxajis ku baaqday qabsoomin

Daawo: Faysal waraabe oo xil cusub Isu Doortay, kuna Hanjabay inaanu Shirka beesha Garxajis ku baaqday qabsoomin

daajis.com:-    Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ku dhowaaqay inuu yahay Caaqil, Isagoo Xilkaasi isugu doortay.


Dhinaca kale Faysal Waraabe ayaa Wacad ku maray inaanu Qabsoomi doonin Shirka ay ku baaqeen Beelaha Garxajis, Wuxuuna sheegay “Waxaanu Balan ku qaadaynaa inaanu shir dambe oo Qabiil ka dhicin Somaliland, oo aan la qaban doonin Shirka Garxajis, Shir qaban ayaanu qaban doonaa, Laakiin Shir Qabiil Xaaraan ayaan ka dhigi doonaa”. Ayuu yidhi Faysal.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada