Daawo: Xaafada Ugu Quruxda badan Soomaaliya oo Kismaayo laga dhisayo iyo Sh. Umal iyo Ganacsato Dhisaya

Daawo: Xaafada Ugu Quruxda badan Soomaaliya oo Kismaayo laga dhisayo iyo Sh. Umal iyo Ganacsato Dhisaya

daajis.com:-  Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Sheekh Maxamed Cabdi UMAL ayaa dhagaxdhigay dhismaha xaafad cusub oo ay magaalada Kismaayo ka hirgelin doonaan ganacsato Soomaaliyeed.


Bilan State waa magaca xaafadda ay ganacsatu doonayaan in ay ka dhisaan magaalada Kismaayo, ayadoo xaafaddan loo dhisi doono hab casri ah islamarkaana ay u dhameystirnaan doonaan dhammaan adeegyada muhiimka ah ee bulshada, sida ay warbaahinta u sheegeen ganacsatada gacanta ku heysa howsha.

Ganacsata shirkadda Kisma Limited oo uu kamid yahay Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa qorsheynaya in xaafaddan cusub ay kusoo biiriyaan magaalada Kismaayo, ayagoo soo bandhigay naqshadda ay noqon doonto xaafadda, waxaana xaafaddan cusub laga hirgelin doonaa nawaaxiga Xeebta Kibooro ee magaalada Kismaayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada