Daawo: jilaaga caanka ka ah Hindiya ee Akshay Kumar oo ka hadlay wuxuu ka yaqaan Soomaliya iyo inuu tegi doono

Daawo: jilaaga caanka ka ah Hindiya ee Akshay Kumar oo ka hadlay wuxuu ka yaqaan Soomaliya iyo inuu tegi doono

daajis.com:- Jilaaga Caanka ah ee dhanka filimada ee wadanka Hindiya, Akshay Kumar oo wareysi gaar ah siiyay la’aanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay filmkiisa cusub ee Padman, ee uu kaga hadlayo baahida loo qabo in dumarka dalka Hindiya ay helaan suufka xiliga caadada dumarka, iyo walibana waxa uu ka ogyahay Soomaalida daawato aflantiisa iyo xaaalada guud ee Soomaaliya.


Dhinaca kale Atooraha Bollywood-ka Akshay Kumar ayaa sheegay in Soomaaliya uu yahay dal qurux badan, uuna mar tagi doono, isaga oo baaq u direy taageerayaashiisa Soomaalida.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada