Daawo Video:Muuse Biixi oo Lagu Eedeeyey Joojinta Mashaariic ka Socotay Gobolka Togdheer

Daawo Video:Muuse Biixi oo Lagu Eedeeyey Joojinta Mashaariic ka Socotay Gobolka Togdheer

daajis.com:- Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Lagu eedeeyey  inuu Yahay Qabyaaladiise aan Gabilay Soo Dhaafin Marka uu Rabo inuu Xil Magacaabo Waxaana Dhanka Kale Lagu eedeeyey inuu Joojiyey Mashaariic ka Socotay Gobolka Togdheer.

Qaar mid ah Siyaasiyiinta Somaliland oo Maanta Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay inuu Muuse Biixi Qabyaalad Darteed u Joojiyey Mashaariic ka Socotay Gobolka Todheer isaga oo ku Raali Galinayey Dad Gaar ah Sida ay Hadalka u Dhigeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada