Sawiro: Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Mid ka mida Mucaaradka ugu weyn Xukuumadiisa oo ku kulmay Abu Dhabi

Sawiro: Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Mid ka mida Mucaaradka ugu weyn Xukuumadiisa oo ku kulmay Abu Dhabi

daajis.com:-  Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan dhex maray mid ka mida xildhibaannada ku kacsan xukuumadiisa.

Kulanka ayaa dhex maray Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo hoggaamiye ah Madasha Horusocod oo ah xildhibaannadii ugu horeeyay ee isu baheystay mucaaradnimada dowladda Farmaajo iyo Kheyre.
Kulanka ayaa sheegay inuu qeyb ka yahay qorshe Imaaraadka Carabta ku heshiisiineyso dowladda Soomaaliya iyo Kooxaha kasoo horjeeda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada