Daawo: Madaxa Shirkadda DP World oo ka Jawaabay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kasoo baxay ee Ber-bera

Daawo: Madaxa Shirkadda DP World oo ka Jawaabay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kasoo baxay ee Ber-bera

daajis.com:- Madax Shirkada DP World ee ka shaqeysa Arimaha dekaddaha Sultan Ahmed Bin Sulayem oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya kasoo baxay in aysan waxbo u arag howshoodana ay sii wadanayaan.

Waxa uu sheegay in Heshiis ay la galeen madaxda Somaliland, waxa uuna tilmaamay in mashruucooda shaqo iyo midka horu marineed ee Dekadda Berbera ay sii wadan doonaan wax saameyn ahna uusan ku reebeyn go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya.

Dhinaca kale mar uu ka hadlayay Madaxda DP World go’aankii dowlada Jabuuti uga laabatay heshiiskii ay ugu wareejisay Dekadda Dooraale ayuu sheegay in ay arintaasi saameyn ku yeelaneyso in Qaarada Afrika gaar ahaan Jabuuti la maalgashado.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada