Daawo: Sacad Cali Shire iyo Waxa kala Qabsaday Baarlamaanka S.land (Video)

Daawo: Sacad Cali Shire iyo Waxa kala Qabsaday Baarlamaanka S.land (Video)

daajis.com:- Wasiirka arimaha debedda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa maanta Hortagay Baarlamaanka, Wuxuuna Halkaasi uga Jawaabay Su’aalo uu isagu soo Qortay oo ku saabsan Safarkii imaaraadka iyo Heshiiskii Dekedda Berbera.


Baarlamaanka Somaliland ayaa intooda badan waxay  uga soo Horjeedaan Heshiiska dekedda Berbera, Wuxuuna Wasiir Sacad halkaasi kusoo bandhigay Sidii lagu Qanci lahaa Xildhibaanada “Itoobiya Dekedda waxba kama maamuli doonto,  Waxaa maamulaysa Shirkadda DP World”.  

“Heshiisku waa sharci, maaha midkii inoogu horeeyay , Dadkeenu Farmaajo may dooran, Inama Qabto Sharciga DF Somalia,  Wax cusub maaha inaynu Heshiis galno “ Ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada