Daawo Video:Waddooyinka Burbursan Ee Gobolka Hiiraan Iyo Dhibaatada Ay Bulshada Ku Hayaan

Daawo Video:Waddooyinka Burbursan Ee Gobolka Hiiraan Iyo Dhibaatada Ay Bulshada Ku Hayaan

daajis.com:-Shacabka ku Dhaqan Gobolka Hiiraan ayaa Dhibaato Wayn ku Qaba Burburka Wadooyinka Gobolkaasi kuwaas oo aan la Dayactirin kadib Markii ay Burburtay Dawladii Dhexe ee Somalia

Muuqaal Laga Soo Qaaday Wadooyinkaas Dhex Mara Gobolka Hiiraan ayaa Muujinaya Rafaadka ay Dadka Safraya Maraan Waxaana Arrintan ka Hadlay Shacabka Gobolka Hiiraan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada