Daawo: Xisbiga Wadani oo ka jawaabay hadalkii Muuse biixi iyo Faysal Waraabe

Daawo: Xisbiga Wadani oo ka jawaabay hadalkii Muuse biixi iyo Faysal Waraabe

daajis.com:- C.laahi Axmed Maxamed (Dahab) oo kamid ah Hogaanka Xisbiga Wadani ayaa hadlay go’aankii ay ka Qaateen Gudiga doorashooyinka Kuwaasi oo ay ku Baaqeen in la kala diro, Wuxuu sheegay inuu Muuse biixi uu kusoo jawaabay Arin aan loo baahnayn.

“Waa in la badalo Gudiga doorashooyinka ee Kalsoonida aanu kala Noqonay, Doorasho Xisbiga Wadani La’aantiisa Dhici karta ma jirto, Mana Qabsoomi doonto.” ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu ka jawaabay Eedaymo kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe, Isagoo ku tilmaamay nin ku dhex milmay Siyaadda Xisbiga Kumiye.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada