Muuqaal laga duubay Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi oo Safar kedis ah ku tagay dalka Shiinaha

Muuqaal laga duubay Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi oo Safar kedis ah ku tagay dalka Shiinaha

daajis.com:-  Hogaamiyaha Kuuriyada Wuqooyi , Kim Jong-un, ayaa kulan kula qaatay magaalada Beijing madaxwaynaha Shiinaha , Xi Jingping, Wuxuuna  sheegay inay xukuumadda Pyongyang ay ka go’an tahay in ay ka talabaxdo barnaamijkeeda Niyukleerka.

Waxa uu sidoo kale xaqiijiyay in Kuuriyada Waqooyi ay wadahadal la yeelan doonto dowladda Mareykanka.

Waa booqashadiisii ugu horreysay oo uu dibadda ku tago tan iyo intii uu awoodda la wareegay 7 sano ka hor.

Christopher Hill waxa uu horey Mareykanka ugu qaabilsanaan jiray wadaxaajoodka Kuuriyada Waqooyi ee barnaamijka Niyukleerka ayaa BBC u sheegay in kulankani uu yahay mid muhim ah.

Mr Kim aya lagu wadaa in bisha April uu la kulmo madaxwaynaha Kuuriyada Konfureed Moon Jae-in , halka madaxwayne Donald Trump lagu wado in uu la kulmo bisha May.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada