MUUQAAL: Xildhibaano u Jawaabay Masuul sheegay in Kenya ay Jubbaland Danteeda u dhisatay, kana gaadhay

MUUQAAL: Xildhibaano u Jawaabay Masuul sheegay in Kenya ay Jubbaland Danteeda u dhisatay, kana gaadhay

daajis.com:-Nuuradiin Xaaji Yuusuf oo ahaa ku xigeenka Sirdoonka Kenya ayaa dhawaan loo magacaabay madaxa xeer ilaalinta Kenya. Isaga oo sooyaalkiisa waxbarasho iyo shaqo ka hadlayay waxa uu horumarkiisa ugu weyn ka dhigay in uu hoggaaminayay dadaalkii lagu abuuray Jubaland si ay u fuliso danaha dawladda Kenya. Waxa uu sheegay in ay guulihiisa waaweyn ka mid tahay aasaasidda maamulkaasi.

Waxa uu sheegay in samaynta maamulka Jubaland xaqiijisay danaha ammaan ee dawladda Kenya, islamarkaana la iskaga gudbay faranta ama aagga dagaal ee dariska Soomaaliya. Jubaland ayaa ku dhereran xuduudka Soomaaliya la leedahay dalka Kenya.

Hadaba waxaa arintaasi si kulul uga Jawaabay Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dawladda Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada