Madooneyaa Pasport :- Dal ka tirsan caalamka oo qofkii doonaya dhalasho iyo baasaboor kaga iibinaya milyan dollar

Madooneyaa Pasport :- Dal ka tirsan caalamka oo qofkii doonaya dhalasho iyo baasaboor kaga iibinaya milyan dollar

daajis.com:-    Dawladda Mauritius ayaa ajaaniibta u soo bandhigtay fursad ay muwaadiniin ku noqon karaan iyagoo bixinaya hal milyan oo dollar oo aan celis lahayn.

Qofka qofka jinsiyadda noocaas ah dalbanaya uu yahay xaas waxaa looga baahan yahay in dadka kale oo ku tiirsan iyo qof kaste oo qoyskiisa ka tirsan uu ka bixiyo 100,000 oo doolar oo dheeri ah.

Waxaa arrintaas ku dhawaaqay ra’isul wasaaraha iyo wasiirka maaliyadda oo soo bandhigayay miisaaniyadda dalka ee 2018ka.
Siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa cambaareeyay go’aankaas, iyadoo Ashok Subron oo ah hogaamiyaha xisbiga Rezistans ek Alternativ ee wadaniyadda ku ka talax tagay uu sheegay in dhalashada dal aysan wax soo saar ahayn isla markaasna aysan sicir lahayn alaab ahaanna noqon Karin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada