War Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho gaar ahaan.

War Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho gaar ahaan.

daajis.com:- Wararka naga soo gaarayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw qarax lala eegtay gaari uu la socday gudoomiyihii deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa marayay wadada isku xirta degmada Kaxda iyo deegaanka Garasbaaleey gaar ahaan xaafad lagu magacaabo Fooriloow.

Ilaa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka, balse wararka ayaaa sheegaya in gudoomiyaha uu soo gaaray dhaawac, hadana loola cararay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada