SAWIRO:- Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay Goobihii ay ka baxeen Ahlusunna

SAWIRO:- Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay Goobihii ay ka baxeen Ahlusunna

daajis.com:- Ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Galmudug oo la wareegay dhamaanba fariisimihii Ciidan ee ay ka dagaalamayeen xoogaga hubeysan ee Ahlusunna ee degmada Guriceel.

Maamulka guriceel iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa dadwaynaha ugu baaqay in ay kusoo laabtaan guriyohooda, iyagoo cadeeyay in lasoo gaban gabeeyay howlgalkii socday.

Ciifamada ayaa howlgallo kala duwan ka sameeyay dhamaan farisiimihii ay ka dagaalamayeen xoogaga Ahlusunna, halkaas oo difaacyo xoogan ay u yaaleen.



Xaaladda degmada Guriceel ayaa Maanta ah mid degan, waxaana Maanta la furay Goobaha qaar ee Ganacsiga.








  

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada