Taliye Xijaar oo kormeer Amni ku tegay Goob lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka

Taliye Xijaar oo kormeer Amni ku tegay Goob lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka

daajis.com:- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Hoggaanka Gaadiidka Boliiska si loo dardargaliyo howlaha u yaalla Ciidanka Boliiska.

Taliyaha ayaa sidoo kale kormeer midkaan la mid ah ku tagay dugsiga tababarka Boliiska ee General kaahiye halkaas oo lagu qabanayo doorashada xildhibaanada gobollada Woqooyi isagoo u kuur galaya qaabka sarreya ee loo sugayo amniga goobta.


Kormeerka taliyaha ayaa qeyb ka ah dardar galinta howlaha amniga doorashooyinka ee Boolisku u xilsaaran yahay

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada