Lamaane udhashay israa’iil oo arin quseysa Erdogan loogu xiray Turkiga

Lamaane udhashay israa’iil oo arin quseysa Erdogan loogu xiray Turkiga

daajis.com:- Ugu dambeyn Lamaane udhashay dalka Israa’iil ayaa lagu xiray dalka Turkiga,sidoo kalena waxaa la xiray muwaadiniin udhashay isla Turkiga.

Waxa ugu weyn ee loo xiray lamaanahaan ayaa lagu sheegay inay sawirro ka qaadayeen guriga uu deggan yahay Madaxweyne Rajab Erdogan ku dheganaa.

Booliska Howlgalka fuliyey ayaa la sheegay inay Lamaanaha la xiray ay ku eedeeyey fal jaajuusnimo ah inay ka wadeen Raadiyaha & Telefishinka Kamla ee udhaw guriga Erdogan.


Dhacdo la mid ah midaan ayaa waxaa dhawaan loo xiray nin dhalinyaro ah oo ku sugnaa maqaaxi ku taalla isla aagga lamaanaha lagu xiray.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada