Shiinaha oo Laa Wareegtay Airport Entebbe Uganda kadib markii..

Shiinaha oo Laa Wareegtay Airport Entebbe Uganda kadib markii..

daajis.com:-Dalka Shiinaha ayaa la wareegaya garoonka caalamiga ah ee Entebbe kadib markii la wariyey iney bixin weysay deynta ay ku dhisatay.

Shiinaha ayaa 2015-kii waxaa uu $207 million amaahiyey Uganda si loogu ballaariyo garoonka diyaaradaha Entebbe oo magisteeda qaadaneysa 20 sano, laakin waxaa muuqata in sidii loo rabay ay ka dib dhacday, Uganda ay faraha ka qaaday ceymiskii ay gelisay, taasi oo keentay in lala wareego.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada