Waxka Ogow:- Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

Waxka Ogow:- Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

daajis.com:- Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa iaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo la ogeeysiiyay Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shaaciyay Magacyada Goobaha lagu qabanayo doorashada oo ay qiimeyn dhinaca amniga ah ku sameeyeen.

Sidoo kale Guddiga waxaa ay sheegeen in doorashada aan lagu qaban karin meel aan aheyn Goobaha ay soo qiimeeyeen.


Hoos Ka Akhriso Magacyada Goobaha iyo halka ay ka tirsan yihiin.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada