Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaas oo ay kula jiraan xoogaga TPLF.

Warsaxaafadeeska ayaa ka kooban Afar qodob, isaga oo sheegay in la soo geba-gabeeyay Wajiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah TPLF, waxaana qodobada ay kala yihiin

1:- in wajigii koowaad ee hawlgalkii uu ugu magacdaray (Ololihii midnimadda) soo gaba gaboobay.

2:- in uu dib ugu soo noqday xafiiska shaqadiina halkiisa kasii wadi doono.

3:-in ciidamadda nooc kastoo ay yihiin iyo bulshaduba muujiyeen hal adeeg iyo geesinimo looga hor tagay cadowga.

4:- iyo fariin dadban oo uu u diray reer galbeedka oo ahayd inaysan ku soo dag dagin Itoobiya ogaadaana waxa ay yihiin.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada