Ciidamada PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad

Ciidamada PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad

daajis.com:- Ciidamada PSF ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleeska Puntland.

Qoraal ka soo baxay hogaanka ciidamada PSF ayaa lagu sheegay in ciidamada ay mar walba diyaar u yihiin in ay qaataan nabadda.

PSF ayaa sidoo kale sheegtay in aysan jirin xabad ay bilaabeen ciidamadooda balse dagaalka ay ku soo qaadeen ciidamada ka amar qaata madaxweynaha Puntland.

 







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada