Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horkeenay Afar Askari

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo la horkeenay Afar Askari

daajis.com:- Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa u fadhiisatey dhageysiga dacwad lagu soo oogey Ciidamo ka tirsan xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Afartan Askari ayaa lagu kala Magacaabaa Dable Xoogga Cali Aadan Isxaaq ( Adan Ali Boon) Dable Cabdullahi Maxamed Maxamuud, Dable Sheegow Macalin Yare Maxamed iyo Dable xoogga Maxamed Nur Adan Diiriye .

Askartan Eedeysaniyaasha Dhageysiga Dacwadooda u fadhiisatey Maxkamada ayaa lagu Eedeyey Amar Diido , Kasoo tagid Goobta Shaqada , ku dhex Faafinta Ciidanka Dhexdooda Qabyaalada iyo Anshax Xumo.

Guddoomiyaha Maxkamadda Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa sheegay in eedeysanayaashaan dacwadooda dhawaan go’aan laga soo saari doono.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada