Jamhuriyadda Congo oo toogasho ku xukuntay 51 qof oo lagu eedeeyay dilka khuburo ka tirsan QM

Jamhuriyadda Congo oo toogasho ku xukuntay 51 qof oo lagu eedeeyay dilka khuburo ka tirsan QM

daajis.com:- Maxkamad ku taalla dalka Jamhuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa Sabtidi shalay dil ku xakuntay, 51 qof qof oo lala xiriirinayo dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo la dilay sannadki 2017-kii.

Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka ayaa ka mid ah dadka lagu xakumay dilka, halka nin korneel ah oo ka mid ah millatariga lagu xakumay 10 sano oo xarig ah.

Qaar badan oo ka mid ah dadka dilka lagu xakumay ayuu xakunka ku dhacay iyaga oo maqan. Dhammaantood ayaa waxaa loo heystaa dilka Zaida Catalan oo u dhalatay Sweden iyo Michael Sharp oo Mareykan ahaa, kuwaas oo la khaarijiyay xilli ay ku guda jireen baaritaan la xiriiray dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo malleeshiyo hubeysan oo ka dagaallanta gobolka dhexe ee Kasai.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada