DAAWO SAWIRO: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

DAAWO SAWIRO: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

daajis.com:- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo duhurnimadii maanta ka dhacay wadada 21- october ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan UN-ka.

Inta la xaqiijiyay qaraxa ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 12 qof oo isugu jira shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay, halka tira intaas ka badan uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa.

Dhanka kale qaraxa ayaa waxaa ku burburay guryo iyo hanti u badan gaadiid ka agdhawaa meesha uu qaraxa ka dhacay.



 

    






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada