Saciid Deni oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

Saciid Deni oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

daajis.com:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka garab istaaga iyo gurmadka ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen.

Safiirka ayaa dhankiisa waxaa uu ku amaanay Madaxweynaha Puntland doorkii uu ka qaatay shirkii Golaha wadatashiga ee ka qabwoomay Muqdosho, kaas oo laga soo saaray heshiis ku saabsan doorashada.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada