Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa!

Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis Ababa!

daajis.com:-  Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa, waxana madaarka caalamiga ah ee Bole international mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka maaliyadda dawladda Ethiopa, Axmed Shide.

Muuse Biixi ayaa inta uu ku sugan yahay Itoobiya kulama kala duwan la qaadan doona mas’uuliyiinta dalka Itoobiya oo uu kamid yahay Ra’iisul wasaare Abiy.

Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in socdaalka Muuse Biixi ee Itoobiya uu yahay howla shaqo oo ka dhaxeeya Itoobiya iyo Somaliland.

Somaliland ayaaa 1991 markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee militeriga ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, waxaana tan iyo intaas aysan helin wax aqoonsi ah.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada