Dhageeyso:- Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Canada

Dhageeyso:- Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Canada

daajis.com:- Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu saameyn ku yeeshay dhaqaalaha iyo isu socodka magaalada.

Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau, ayaa meesha ka saaray awood militari oo loo adeegsado dibad-baxayaasha oo lagu eedeeyay inay dadka deegaanka ku hayaan dhibaatooyin kala duwan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Canada inooga soo direy wariyaheena Hussein Nuur Xaaji.

HOOS KA DHAGEEYSO





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada