HirShabelle oo lagu doortay 6 kursi oo billowka doorashada Golaha Shacabka

HirShabelle oo lagu doortay 6 kursi oo billowka doorashada Golaha Shacabka

daajis.com:-  Maamulka HirShabeelle ayaa maanta si rasmi ah u billaabay doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya, ayada oo kuraastii ugu horeysya lagu doortay magaalada Jowhar.

Jowhar oo ah mid ka mid ah labada deegaan doorasho ee maamulka ayaa waxaa maanta lagu doortay lix xildhibaan.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada