SAWIRRO: Madaxweyne Qoorqoor oo isku keenay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Kulane Jiis & Saadaq Joon

SAWIRRO: Madaxweyne Qoorqoor oo isku keenay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Kulane Jiis & Saadaq Joon

daajis.com:- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa kulan la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada la doortay oo ay ka mid ahaayeen Musharrax Madaxweyne ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane iyo Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran, maadama ay yihiin Xildhibaanada xubno aad u kala fogaa 5 sano ee dalka uu hoggaaminayay Madaxweyne Farmaajo.


Saddex Xildhibaan oo dhamaantood ku guuleystay Doorashada Xildhibaanada BFS ee dhawaan ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada