Taliyaha Ciidanka Asluubta” Al-Shabaab waa ay kordhiyeen weerarada waa inaan ka hortagnaa”

Taliyaha Ciidanka Asluubta” Al-Shabaab waa ay kordhiyeen weerarada waa inaan ka hortagnaa”

daajis.com:- Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Korneyl Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Ciidanka Asluubta Soomaakiyeed ay xikkigaan u diyaar garoowsan ka qeub qaadashada Ambiga dalka ,xilli Maanta loo dabaal degayo sanad guuradii 52aad oo ku beegan markii la Aas’aasay Ciidamada.

Wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay kordhiyeen weerarada ay fulinayaan markii markii loo jeestay dhanka siyaasadda iyo Arrimaha doorashooyinka, balse loo bahaan yahay in dhankooda loo jeesto oo laga hortago weerarada ay fuliyaan.

” Waan ku cel celinayaa Nimanku waxaa ay soo sheegteen inay na soo salaamaan, waa ay ula ekaatay anagana sidii aan ku salaami laheyn waa inaan mar walba diyaar u noqono oo aan ka jawaabnaa ayui yiri” Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dhamaan Saraakiisha iyo Ciidamada Asluubta inay diysar u ahaadaan la dagaalanka Al-Shabaab.




Hadalkaan kasoo yeeray taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Al-Shabaab ay xilli habeen ah weerareen Saldhiga degmada Kaxda iyo degaanka Daaru-salaam, sidoo kalena ay dhaceen dilal qorsheysan.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada