Ruushka oo Diyaariyay Liiska dadka uu dili doono marka uu qabsado Ukraine

Ruushka oo Diyaariyay Liiska dadka uu dili doono marka uu qabsado Ukraine

daajis.com:- Maraykanka ayaa sheegaya in xogo sir ah ay muujinayaan in Moscow ay diyaarisay “liiska dadka ay dooneyso in ay khaarijiso ” ee Ukraine ku nool ka dib marka ay qaado duullaankeeda.

Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warrantay in xogaha sirdoonka ee saraakiisha Mareykanka ay heleen ay muujinayaan in Ruushku uu hadda gacanta ku hayo liiskaasi khaarijinta dadka Ukraine iyo mucaaradka Ruushka kuwaas oo “la dili doono ama laxiri doono” haddii Moscow ay soo weerarto Ukraine.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in bartilmaameedyada ay ku jiraan dad Ruushka udhashay oo mucaaradka ah iyo kuwa reer Belarus-ka ah ee musaafuriska ku jooga Ukraine, Saxafiyiinta iyo dadka u ololeeya ka hortaga musuqmaasuqa, iyo “kooxaha nugul sida kooxaha diimaha iyo qowmiyadaha laga tirada badan yahay.


Office Nairobi Kenya






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada