WAR DEG DEG AH: Qarax culus oo ka dhacay magaalada Boosaaso

WAR DEG DEG AH: Qarax culus oo ka dhacay magaalada Boosaaso

daajis.com:- Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax miino uu goor-dhaweyd ka dhacay Boosaaso, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Qaraxa ayaa ahaa miino lagu aasay marfish (Mee lagu qayilo), oo ku yaalla agagaarka isgoyska Maqaska ee magaalada Boosaaso.

Qaraxyada miino ee lagu beegsanayo goobaha lagu qayilo ayaa kusoo badanaya magaalada Boosaaso, kuwaas oo lagu beegsanayo saraakiisha ciidammada iyo dad rayid ah.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada