Deg Deg: Maxaa ka jira Cali Guudlaawe in ku xayiran magaalada Baladweyn

Deg Deg: Maxaa ka jira Cali Guudlaawe in ku xayiran magaalada Baladweyn

daajis.com:- Wararka ka imaanaya xarunta Hiiraan ee Baladweyn ayaa sheegaya in madaxweynaha Hirshabellle Cali Guudlaawe la dhigay xabsi guri, laguna xayiray gudaha magaalada iyada oo laga hor istaagay safar uu ugu bixi lahaa caasimadda maamulka ee Jowhar.

Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan Baladweyn ayaa u xaqiijiyey Goobjoog News xayiraadda madaxweynaha iyaga oo intaas ku daray inuu sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed.

Saacado sii horeysay ayaa waxaa magaalada Baladweyn buux dhaafiyey gaadiidka dagaalka mucaaradka iyada oo dagaal dhacay ay dhinteen ugu yaraan 6 lix.




Dooddan ayaa dhalay kadib markii Guudlaawe uu codsaday saddex maalin uu ku tago Jowhar, isaga oo dib u dhigay doorashada xildhibaannada, taasi oo laga diiday, muuqatana in hadda la doonayo inuu qasab ku qabto doorashada kuraasta harsan.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada