Dibadbaxyo iska soo horjeeda oo hareeyey safarka Muuse Biixi ee Washington

Dibadbaxyo iska soo horjeeda oo hareeyey safarka Muuse Biixi ee Washington

daajis.com:- Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi ayaa shalay khudbad uu ka jeediyay machadka Heritage Foundation ee magaaladan Washington, kaga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, in Somaliland iyo Mareykanka ay yeeshaan xiriir dhaw.

Hase yeeshee bannaanka xarunta uu ka hadlay Muse Biixi ayaa waxaa dibadbax ka dhigay dad taageeranaa midnimada Soomaaliya iyo kuwo taageerayay madaxweyne Biixi.


Warbixintaan waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da, Jamal Axmed Cusman oo tagay joogay goobta uu mudaaharaadku ka dhacay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada