Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidamada liyuu Boolis & Koox maleeshiyaad ah

Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidamada liyuu Boolis & Koox maleeshiyaad ah

daajis.com:- Ugu yaraan 11 qof oo Shacab ah ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib dagaal Maanta Ciidamada Deegaanka Soomaalida ee liyuu Boolis iyo maleeshiyaad ubeysan ku dhexmaray Degmada Shilaabo ee Gobalka Qoraxay.

Dagaalka ayaa yimid kadib Ciidamada liyuu Boolis oo baadi goobaya maleeshiyaad ka tegay Goolka Galgaduud oo dil geystay ay la kulmeen qaar kamid ah maleeshiyaadka, waxaana dagaalka u saameyn ku yeeshay dad u badan Carrur & Haween.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Degmada Shilaabo ee Gobalka Qoraxay ayaa sheegaya in weli rasaas oos goos ah laga maqlayo aaga lagu dagaalamay, waxaana saraakiisha ciidamada liyuu Boolis ay sheegeen inay dileen qaar kamid ah maleeshiyaadka









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada