Wafdigii Qoor Qoor hogaaminaayey ee Xal doonka ahaa oo magaalada Baydhabo siweyn loogu soo dhaweeyey

Wafdigii Qoor Qoor hogaaminaayey ee Xal doonka ahaa oo magaalada Baydhabo siweyn loogu soo dhaweeyey

daajis.com:- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka galmudug iyo xubno xildhibaano uu hogaaminayo ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo .

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo xubnaha la socdey Waxaa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Laftgareen .

Xarunta madaxtooyada ayaa loo galbiyey halkaas oo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha galmudug kulan kooban ku qaateen oo soo dhaweyn ah .










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada