Duqa Muqdisho & Duqa Magaalada Konyo oo heshiis kala saxiixday

Duqa Muqdisho & Duqa Magaalada Konyo oo heshiis kala saxiixday

daajis.com:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Duqa Magaalada Konya ee Dalka Turkiga MR.ibrahim uğur altay ayaa si wadajir ah u wada saxiixay heshiis la xariira Walaaleynta iyo Iskashiga Labada Magaalo.

labada dhinac ayaa sidoo kale waxaa ay iska kaashan doonaan Sagaal qodob oo muhiim u ah dhaqangalinta heshiiskan, kuwaas oo kala ah.

1. Maareynta qashinka iyo warshadeyntiisa

2. Gaadiidka Dadweynaha noocyadiisa kala duwan (Public transportation ).

3. Qorsheynta Magaalada iyo hagaajinta nidaamka adress yada Magaalada guud ahaan. (urban planning and adressing system )

4. Diiwaan galinta dadweynaha (Civic registration ) .

5. Tababaradda

6. Dalxiiska

7. Isboortiga noocyadiisa kala duwan

8. Dhaqanka iyo

9. Kaabayaasha dhaqaalaha (Infrastructure ) 







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada