SAWIRRO: Maxay ka wada-hadleen Deni & Guddoomiye Cabdi Xaashi ?

SAWIRRO: Maxay ka wada-hadleen Deni & Guddoomiye Cabdi Xaashi ?

daajis.com:- Madaxweynaha Puntland ahna Musharrax Madaxweynah DFS, H.E Said Abdullahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Kulanka oo ka dhacay hoyga Siciid Deni ka degan yahay Muqdisho, ayaa looga hadlay xaalada Dalka.

“Waxaa maanta booqasho noogu yimi oo aanu kulan wada qaadanay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo aanu iska xog-wareysanay Xaaladda dalka, Aqalka Sare waxaan uga mahadcelinaya shaqada adag iyo masuuliyadda uu u hayo dalka iyo dadka.”









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada