Turkiga oo qorsheynaya duullaan uu ku qaado waqooyiga Syria

Turkiga oo qorsheynaya duullaan uu ku qaado waqooyiga Syria

daajis.com:- Xulufada Mareykanka ee waqooyi-bari Syria ayaa si weyn uga walaacsan Turkiga oo wacad ku maray in uu duullaan militari oo cusub ku qaadayo gobolka, iyagoo ka digay in arrintaasi ay dhiiri-gelin karto in ay dib u soo xoogeystaan dagaalyahannada ururka Daacish.

Maamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada