Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee xildhibaanada golaha shacabka?

Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee xildhibaanada golaha shacabka?

daajis.com:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo labadiisa ku-xigeen oo maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 1-aad Kulankiisa 11aad ee Golaha oo Ajendihiisu ahaa dhamaystirka akhrinta koowaad ee xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, ayaa waxaa Golaha Baarlamaanka JFS hortooda ka aqriyey qaar ka mid ah Xildhibaanada.

Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo ah udub dhexaadka aas-aasiga ah ee Baarlamaanka kaas oo sharaxaya ku dhaqanka sharciga iyo waxyaabaha ka reeban cida ay quseeyso, iyadoo loo maraayo habka waafaqsan dastuurka iyo wadashaqeynta Baarlamaanka iyo Hay’addaha kale ee dowladda.

Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo geba-gebada kulanka xildhibaanda u sheegay in Guddi loo soo xuli doono, xubnahaasi oo ka soo shaqeyn doona turxaan-bixinta Xeer-hoosaadka Golaha, waxaana uu Guddoomiyuhu intaasi ku daray in kulanka xiga la shaacin magacyadooda.

Wariyayaasha oo looga wacay madaxtooyada iyo warar sheegaya in....... 







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada