Aragtida Shacabka Jigjiga ee magcaabista ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Aragtida Shacabka Jigjiga ee magcaabista ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Somaalida Ethiopia ayaa si weyn u soo dhoweeyey magcaabista Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, taas oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xalay fiidkii u magcaabay in Xamse Cabdi Barre uu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.


Weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan Jigjiga ka soo diray.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada